Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu wareejiyay Waxbarshada caasimadda (Video+Sawiro)

 Xukuumadda oo dadaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobalka ku wareejisay mas’uuliyadda maamulka waxbarashada caasimadda. Ku wareejinta maamulka gobalka maamulka waxbarashada ayaa ka dambeeyay is-afgarad dhex maray wassaaradda waxbarashada oo horay u maamuleysay iyo maamulka gobalka. Ujeedada is-fahamka uu maamulka gobalku kula wareegay waxbashada … Continue reading Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu wareejiyay Waxbarshada caasimadda (Video+Sawiro)